SOSCENSA NEWS

506, 2017

Wargeyska Codka SOSCENSA May 2017

June 5th, 2017|0 Comments

Halkan guji si aad u akhrisid:Wargeyska_Codka__Soscensa_Cadadkii May 2017

1005, 2017

Kulanka xubnaha Gobalka Banadir ee Bilaha ah 4-May-17

May 10th, 2017|0 Comments

Warbixnta kulanka 4-May-17

waxaa kulan ku yeeshay xafiiska Dalladda SOSCENSA, kulanka waxaa looga hadlay sidii loola kulmi lahaa Maamulka Gobolka Banadir, iyo sidii loogu qareemi lahaa dhibaatooyinka ka jira

 

 

1005, 2017

Kulanka dhexmay Wasaarada Dastuurka iyo Dalladdaha SOSCENSA/PUNSAA

May 10th, 2017|0 Comments

Warbixinta 4/5/2017

 Dalladaha SOSCENSA , PUNSAA iyo  hay’ada Saferworld ayaa qaban qaabiyay kulan  wadatashi oo lagu falanqaynaayo hanaanka dib u eegista dastuura soomaaliya , qaababka wasaarda dastuurku u wajahayso hanaankaas iyo sidii ay uga qayb galin […]

1005, 2017

Report on Federal MP and Civil Society Platform meeting in Mogadishu

May 10th, 2017|0 Comments

Introduction

As usual holy Quran verses were recited then SOSCENSA chairman (Dini M. Dini) took the lead of the meeting and explained the objectives and agendas of the meeting. After the participants were introduced each other, […]

  • Gudigga Baarlamaanka ee arrimaha Bulshada iyo Dallada SOSCENSA oo kulan wada qaatey

    Gudigga Baarlamaanka ee arrimaha Bulshada iyo Dallada SOSCENSA oo kulan wada qaatey

    Waxaa 1-dii October 2014  Magaalada Muqdisho kulan ku yeesheey  Guddiga Baarlamaanka Federaalka u qaabilsan Dhinaca arrimaha Bulshada iyo Masuuliyiin ka socotey Dalladda SOSCENSA waxaana kulankaas u jeedkiisu  ahaa mid isbarasho iyo sidii labada Dhinac u […]

  • Kulan Wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen Xubnaha SOSCENSA

    Kulan Wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen Xubnaha SOSCENSA

    Waxa kulan la tashi isugu yimaadey xubnaha guddiga agaasinka  ee Dalladda SOSCENSA Gobolka Banaadir ,waxaana uu kulankaa ahaa sidii loo dardargelin lahaa  howlaha iyo u  diyaargarowga Shirweynaha Afraad ee Dalladda SOSCENSA  kaasoo lagu wado in […]

  • Press Release

    Press Release

    We, the Somalia South Central Non Actors (SOSCENSA) wish to inform leaders of the Federal Parliament and Government of Somalia these two obstacles to the stability; development and putting in place effective Government:

    Members of Federal […]

  • Shirweynihii 4aad ee Daladda SOSCENSA oo guul ku soo idlaaday

    Shirweynihii 4aad ee Daladda SOSCENSA oo guul ku soo idlaaday

    Dalladda SOSCENSA  waxaa la aasaasay bishii Maarso 8-deedii 2008 waxaa lagu aasaasay magaalada  Entebe ee dalka Uganda, waxaa lagu doortay Golaha Guud ee Dalladda  SOSCENSA,waxaa  Guddoomiyihii 1aad  loo doortay  Mudane. Axmed Nuur Cismaan Jalwo oo […]

Gallery

Our Partners

SOSCENSA aims to strengthen non-state actors in Somalia to engage in domestic and international policy dialogue and decision making to bring about a secure and peaceful future for the people of Somalia.